Wednesday May 31, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  




Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Guddi u saaray inay soo falanqeeyaan xaaladaha ka jira Xabsiga dhexe iyo tira koobka Maxaabiista la xukumay. iyo kuwa aan la xukumin.

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ka wal walsan yahay xaalada maxaabiista la xukumay iyo kuwa kalabah.

Madaxweynaha ayaa guddigan faray inay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo gudbiyaan tirada Maxaabiista la xukumay iyo Maxkamadaha xukumay, tirada maxaabiista sugayah xukun,

Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka Madaxweynaha:-

 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
BARO MASHAA'IKHDA
Sheekh Cabdulqaadir Baajuuri
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Maxamuud Cali Waceys
Sh. Omar Sh. Mohamed Farah
Sheekh C/risaaq Yuusuf Aadan
Macallim Maxamuud Sheekh Xasan