Wednesday March 01, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Madaxweynaha Goballada dhexe iyo Madxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa wada yeesheen kulan muhiim ah.kulankaan ayaa labada mas'uul waxa ay uga wada hadleen sidii la iskula meel saari lahaa arrimaha la xiriira ammaanka gobalka iyo aayaha goballada dhexe iyo midda Soomaali weynba.

Waxaa kale oo laga wada hadlay dhibaatada ay Alshabaab iyo Nusmudug ay ku hayaan deegaannada Goballada dhexe iyo sidii arrintaas looga tacaali lahaa.

Waxaa sidaas oo kale laga wada hadlay abaaraha iyo mashaakillada nololeed ee deegaanka ka jira iyo sidii dadkaas loo kaalmayn lahaa.

Waxaa kale oo laga wada hadlay sidii labada dhinac la isaga kaashan iyo sidii ummadda Soomaaliyeed daneheeda loo hormarin lahaa.

Labada mas'uul ayaa dhammaan isla fahmay waxa ay ka wada hadlayeen.

Xafiiska warqabadka ee Mustaqiim
Mustaqiimcom@hotmail.com

 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
BARO MASHAA'IKHDA
Sheekh Cabdulqaadir Baajuuri
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Maxamuud Cali Waceys
Sh. Omar Sh. Mohamed Farah
Sheekh C/risaaq Yuusuf Aadan
Macallim Maxamuud Sheekh Xasan