Wednesday March 01, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Kulanka Baarlamaanka ee Kalfadhiga 1 aad ee Barlamaanka Somaliya ee ay ku yeesheen xarunta golaha Shacabka ayaa ka koobnaa ayuu ajendihiisu ka koonbaa sided qodobo oo ay ugu muhiimsaneyd codka Kalsooni siinta Barlamaanka Somalia, waxaana ka soo qeyb-galay madaxweynaha Somalia oo Barlamaanka hor keenay Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Xasan Cali Khayre.Guddoomiyaha golaha shacabka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa furay kalankaan aan caadiga aheyn, isagoo Barlamaanka ka hor akhriyey farriinta Barlamaanka ee ku socota Ra’iisul wasaaraha Somalia haddii uu Codka Kasoonida ka helo Barlamaank, isagoo faah-faahiyey tallooyinka iyo marxaladdaha la wajahayo ee la doonayo in ay isula jaan-qaadaan Xukuumadda la doo dhisi doono iyo Barlamnaanka Somalia.

Wixii Warar ah ee ku soo Kordha Kala soco Wararkayaga Danbe Insha allah

Mustaqiim
 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
BARO MASHAA'IKHDA
Sheekh Cabdulqaadir Baajuuri
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Maxamuud Cali Waceys
Sh. Omar Sh. Mohamed Farah
Sheekh C/risaaq Yuusuf Aadan
Macallim Maxamuud Sheekh Xasan