Sunday February 26, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Khawaarijkii Damul-jadiid ugu weynaa C/kariin Guuleed ayaa maanta iska casilaay maamul-ku-sheeggii Nusmudug.Maluumaadkaan oo ay heshey Warbaahinta Mustaqiim ayaa Khawaarijkana sheegayaa in uu isaga tagay Maamulki Xaaraanta ahaa.

Sida aan horey u sheegnay maamulkaan ayaa u jeedkiisi waxa uu ahaa in ay Damul-jadiid mar labaad ku soo baxaan awoodda dalka.

Laakiin markii ay waxba u soo bixi waayeen ayaa isna isaga tagay Deegaankaas, taas oo uu gartay in uusan sii joogi karin.

DAdka Goballada dhexe ayaa soo dhaweeyey tegitaankaas daalimka ee dhibaatada ku hayey Shacabka Soomaaliyeed.

Xafiiska WArqabadka ee Mustaqiim
Mustaqiimcom@hotmail.com

 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
BARO MASHAA'IKHDA
Sheekh Cabdulqaadir Baajuuri
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Maxamuud Cali Waceys
Sh. Omar Sh. Mohamed Farah
Sheekh C/risaaq Yuusuf Aadan
Macallim Maxamuud Sheekh Xasan